daajis.com:- Siyaasiga Caanka ah Farax Macalin oo horay usoo noqday Gudoomiye ku xigeenkii Hore ee Baaralmaanka Kenya, ayaa sheegay inuu aad uga Faraxsanaa Go’aankii Soomaaliya ku Joojisay Qaadka, Wuxuuna sheegay inaan wax dan ah ugu Jirin Soomaaliya, Sidoo kale wuxuu Xusay in Aduunkii oo dhan uu Fahmay inuu Qaadku yahay Mukhaadaraad.
Sidoo kale waxa uu sheegay Faarax macalin inay waxba kama jiraan tahay heshiisyadii la sheegay in Soomaaliya la gashay kenya ee ay ka mid ahayd dhinaca Socdaalka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 06:30 and have
, Published at