MUUQAAL: Ergooyinka iyo Xukuumada Khaatumo oo kasoo Horjeestay Shir Ay PUNTLAND doonayso inay ku Qabato Magaalada Buuhodle iyo Qorshihiisa

MUUQAAL: Ergooyinka iyo Xukuumada Khaatumo oo kasoo Horjeestay Shir Ay PUNTLAND doonayso inay ku Qabato Magaalada Buuhodle iyo Qorshihiisa

daajis.com:- Xukuumada Khaatumo iyo Ergooyinka kala duwan ee Shirku uga Socdo magaalada Balicad ayaa kasoo Horjeestay Shir maamulka Puntland uu doonayo inuu ku qabto magaalada Buhoodle.


Ugu horayn waxaa shirka kahadlay Ggudoomiyaha baarlamaanka khaatumo maxamuud shiikh cumar isagoona ku dheeraday cida kadanbaysa oo uu ku tilmaamay puntland iyo C.wali  cali gaas oo isagu lacago kubixinaya sidii loobur birin lahaa Khaatumo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada