MUUQAAL: Maal-Qabeen Muslim ah oo KANSAR ku dhacay oo isku Diyaariyey Aakhiro, Hantidiisiina Sadaqo u Bixiyey

MUUQAAL: Maal-Qabeen Muslim ah oo KANSAR ku dhacay oo isku Diyaariyey Aakhiro, Hantidiisiina Sadaqo u Bixiyey

daajis.com:- Cali Banat Waa Maal Qabeen Muslim ah, Waxaana dhowaan ku dhacay Xanuunka Kansarka, Wuxuuna ku Qanacsan yahay Qadarta uu alle u keenay, Wuxuuna Bilaabay inuu Sadaqo u bixiyo dhamaan Hantida uu haystay.


Wuxuu booqday kamid ah Afrika Halkaasi oo deeq kala duwan uu gaadhsiiyey, Waraysi laga duubay ayaa waxaa lagu soo bandhigay Qaar kamid ah Hantida Gurigiisa dhextaalay iyo Qiimaheeda.

Cali Ayaa wuxuu Sheegay inuu isku diyaariyey Aakhiro, Laakiin Alle SWT Xanuunka wuu ka dul qaadi Karaa, Wuxuuna Noqday Barnaamijka laga diyaariyey Mid Xambaarsan dareen gaar ah, Iyadoona Qofkasta looga baahan yahay inaanu Adduunyada is raacin.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada