MUUQAAL: Siyaasiyiin Baladwayne ugu Tagay Ugaas Xasan, oo ku baaqay Sidii Kursiga looga Fujin lahaa Xasan Shiikh

MUUQAAL: Siyaasiyiin Baladwayne ugu Tagay Ugaas Xasan, oo ku baaqay Sidii Kursiga looga Fujin lahaa Xasan Shiikh

daajis.com:-  Musharaxiin Madaxweyne iyo Siyaasiyiinta mucaaradka oo shalay booqasho ku tagay magaalada Beledweyn ayaa maanta soo saaray baaq kulul oo ka dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii ay kulan la qaateen Oday dhaqameedyada uu hoggaaminayo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.


Musharaxiinta mucaaradka ayaa ku baaqay in dalka oo dhan laga bilaao olole loo mideysan yahay oo ka dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh.

Siyaasiyiintii ka hadashay kulanka ayaa waxaa ka mid ahaa Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed, Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, waxaa ay ka digeen dib u dhac ku yimaada waqtigii doorashada loogu tala galay inay ku dhacdo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada