Daawo: C.kariim Guuleed oo ka hadlay Dagaalkii Gaalkacyo iyo Kulankii uu la qaatay Masuuliyiinta Dalka Maraykanka

Daawo: C.kariim Guuleed oo ka hadlay Dagaalkii Gaalkacyo iyo Kulankii uu la qaatay Masuuliyiinta Dalka Maraykanka

daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta kasoo degay magaalada Cadaado, Wuxuuna ka warbixiyey Kulamadii uu Masuuliyiin ka tirsan Dawlada Maraykanka la qaatay isagoo kala hadlay Duqayntii lala eegtay Ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug.

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay dagaalkii maalintii shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo, Wuxuuna Puntland ku eedeeyay inay markasta Hawada mariso Hadal Xun, oo Colaad aan waxba ka tarayn, Nabadana Ka Xaynaya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada