daajis.com:- Waxaa magaalada Muqdisho Markii Sedexaad kulan looga soo Horjeedo Doorashada Soomaaliya ku qabtay Siyaasiyiinta, Iyo Odayaasha kasoo jeeda maamulka Somaliland, Waxayna sheegeen inay Cadaalad Daro tirsanayaan, Islamarkaana ayna Doorashada ka Qayb gali doonin.
Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay Raysal Wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte, Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir (Mareeye) iyo Xubno kale, waxaana laga soo saaray Qodobo dhowr ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 04:00 and have
