DAAWO:- Wiil 13 Jir Afrikaan ah oo Beerta Galiyay Xulka Da’yarta Barcelona

DAAWO:- Wiil 13 Jir Afrikaan ah oo Beerta Galiyay Xulka Da’yarta Barcelona

daajis.com:- Wiil 13 jir ah oo waalidkiis ay ka soo jeedaan dalka Ivery Coast, laakiin isaga ku dhashay dalka Ingariiska ayaa waxa uu qabsaday barta Social-mediaha ee ay ku kulmaan shacabka isu aragtida ah ee jecel ciyaarta kubadda cagta.

Wiilkan 13 jirka ah ayaa lagu magacaabaa Karamoko Dembele, waxa ayna qubarada ku xeeldheer Footbal-ka sheegayaan in hadii uu sii dadaalo uu dhaafi karo heerka ay maanta Joogaan ciyaartooyda Messi iyo Ronaldo.


Waxa yaabka ugu weyni uu yimid, kadib markii wiilkani oo hadda 13-sano galay uu la ciyaaray ciyaartooy 17-19 jiro ah oo u ciyaara kooxda Barcelona. markii ay ku soo booqdeen garoonkooda ee Celtic Galasgow, wacdarihii uu markaasi dhigay ayaa waxa uu noqday mid aad loo hadal hayo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada