daajis.com:- Maamulka Puntland ayaa caawa soo gudbiyey Xubnaha Maamulka Puntland uga Qayb galaya Aqalka Sare ee Soomaaliya.
Xubnaha magacyadooda la shaaciyey ayaa waxaa kamid ah Raysal wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, Cabdiraxmaan Faroole, Jen. Maxamed Xirsi MORGAN, Cabdirisaaq Juurile, iyo Xubno kale, Iyadoona 22-ka xubnood ee la shaaciyey ay kasoo Bixi doonaan 11 kamid ah waxayna noqonayaan Xubnaha Rasmigaa ee Puntland ku matali doona 54 mudane oo aqalka sare ee Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 06:00 and have
