Daawo Video: Masuuliyinta Puntland oo Booqday Goobihii dagaalku saameeyay iyo Ciidanka Galmudug oo dib u baxay

Daawo Video: Masuuliyinta Puntland oo Booqday Goobihii dagaalku saameeyay iyo Ciidanka Galmudug oo dib u baxay

daajis.com:- Masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa Kormeer ku tagay Goobta laga dhisayo SAYLAD la doonayo in lagu kala wareejiyo Gaadiidka Xoolaha sida ee ka yimaada Koonfurta Soomaaliya ee kusoo Jeeda Puntland,  Halkaasi oo dagaalkii shalay uu Saameyay, Waxayna sheegeen inay diyaar u yihiin Horumar Balse ayna dagaal Diyaar u ahayn.


Ciidamadda Maamulka Galmudug ayaa dib uga guuray Goobihii ay shalay dagaalka ku Qabsadeen iyagoo degay meel ku dhow Kaantaroolka Koonfureed, Waxaana Magaaladda Gaalkacyo laga dareemayaa Deganaansho, Inkastoo Rasaas goos goos ah ay ka dhacday maanta, Waxaana dagaalkaan uu ka duwanaa kuwii hore, maadaama labada dhinac ay isula baxeen banaanka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada