Daawo: Fariinta Xasan Sheekh “Qabyo Ninkeeda ayaa Dhamaystira” (Video)

Daawo: Fariinta Xasan Sheekh “Qabyo Ninkeeda ayaa Dhamaystira” (Video)

daajis.com:- Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa Sheegay inayna Hada Bilaaban Ololihii Doorashadu, Balse ay wadaan Dhaqan gelinta Doorashada, Wuxuuna sheegay in Ololaha Doorashu uu bilaaban doono maalinta Xildhibaanada la shaaciyo.


“Olole Doorasho waxaa laga dhex sameeyaa Cidii Codka Bixinaysa Welina ma Naqaano, waxaanu ku Mashquulsanahay waa sidii loo keeni lahaa dadkii aanu Odhan lahayn I doorta” Ayuu yidhi.

 Ugu danbayntii Madaxwane Xasan ayaa Wuxuuna soo Jeediyey In mar kale Fursad la siiyo “QABYO NIKEEDA AYAA DHAMAYSTIRA” ayuu yidhi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada