DAAWO SAWIR QOSOL BADAN oo laga sameeyay Musharax C/raxmaan Faroole

DAAWO SAWIR QOSOL BADAN oo laga sameeyay Musharax C/raxmaan Faroole

daajis.com:-  ­Sawir gacmeedkaani qosolka badan ayaa waxaa laga sameeyay Madaxweynihii hore maamulka Puntland C/raxmaan Faroole, kaasi oo wax laga weydiiyay cida ilaalin doonta goortii uu gaaro magaalada Muqdisho isagoo musharax ah.

C/raxmaan Faroole oo uu su’aal weydiiyay shaqsi lagu miisaalay Weriye ayaa waxa uu ku jawaabay Faroole inaanu ku kalsooni qabin ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM.
C/raxmaan Faroole waxa uu ku jawaabay inuu ku tashanaayo kuna kalsoon yahay ciidamada Shiinaha oo amaankiisa sugi doona.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada