MUUQAAL: Macalin XIITO oo Qisadiisa SHALAY Iyo MAANTA Kusoo Bandhigay Masjid ku yaala Minneapolis iyo Dadkii Soomaaliyeed oo ilmadu ay ka Qubatay

MUUQAAL: Macalin XIITO oo Qisadiisa SHALAY Iyo MAANTA Kusoo Bandhigay Masjid ku yaala Minneapolis iyo Dadkii Soomaaliyeed oo ilmadu ay ka Qubatay

daajis.com:- Macalim Cabdulqaadir Macalim Jimcaale XIITO ayaa wuxuu ku qabtay masjidka wayn ee Karmel ee ku yaal magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota Soomaalida ku dhaqan ugu soo Bandhigay warbixin ku saabsan Noloshiisii shalay iyo Maanta.


Macalin Xiito ayaa Wuxuu sheegay inuu Markii Hore Alle u Nimceeyay Isagoo Helay Hanti badan, Caafimaad iyo Aqoonba, Balse Xiligaasi uu diiday SALAADA IYO SOONKA.

Wuxuu sheegay in maanta laga Qaaday Caafimaadkii iyo Maalkii, sidoo kalana uu Beelahay Indhaha, Wuxuuna Isagoo Ilmadu ay ka Qubanayso Dar-daaran aad u Qiimo badan usoo jeediyey Bulshada Soomaaliyeed.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada