Daawo: Madaxweynihii hore Mareykanka Bill Clinton oo aad u amaanay Fanaanka Soomaaliyeed Keynaan

Daawo: Madaxweynihii hore Mareykanka Bill Clinton oo aad u amaanay Fanaanka Soomaaliyeed Keynaan

daajis.com:- Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Bill Clinton, ayaa aad u amaan Fannaanka Soomaaliyeed K’naan Warsame, xili uu ka hadlayay Mr. Clinton dhibaatada dhaqaale ee dalalka geeska Afrika oo Soomaaliya ay ka mid tahay.

Mr. Clinton ayaa u yeeray K’naan isagoo tusaale u soo qaatay. Wali ma dhicin Madaxweyne Mareykan ah oo amaanay Fannaan Soomaaliyeed oo sidan oo kale ah, waxaana K’naan uu amaantan ku muteystay kadib markii uu kusoo caanbaxay Heestii Wavin Flag ee uu ka qaaday Koobkii Aduunka ee 2010 lagu qabtay dalka Koofur Afrika.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada