DAAWO: Ninka ugu fool xumada badan Soomaaliya oo hadaad aragto ku qosli doontid

DAAWO: Ninka ugu fool xumada badan Soomaaliya oo hadaad aragto ku qosli doontid

daajis.com:- Suufi wuxuu ka shaqeeyaa garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde ee Muqdisho, wuxuu awoodaa inuu wajigiisa badalo oo uu iska dhigo qofka ugu fool xun Soomaaliya.

Wuxuu horay u sheegay Suufi in uu ka guuleysan karo Tang Shuquan oo buugga mucjisooyinka iyo waxyaabaha la-yaabka lagu qoro “Guinness World Record” kaga diiwaan gashan inuu yahay ninka adduunka ugu fool xun.suufi-foolxumo
Dadka kasoo dega garoonka diyaaraddaha Muqdisho, ayaa sawirro la gala marka ay kasoo degaan garoonka, isagoo sidoo kale madadaaliya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada