Daawo Video: Maxaa kasoo baxay Shir Qaar kamid ah Beelaha Baha-nugaaleed ee Dhulbahante ku yeesheen Garoowe

Daawo Video: Maxaa kasoo baxay Shir Qaar kamid ah Beelaha Baha-nugaaleed ee Dhulbahante ku yeesheen Garoowe

daajis.com:- Magaalada Garoowe ayaa waxaa shir ku yeeshay Qaar kamid ah Waxgaradka iyo Isimada Beelaha Baha-nugaaleed, Waxayna sheegeen in shir Mudo u socday ay ku Heshiiyeen Beelaha laga soo Xuli doono Sadexda xildhibaan ee kamid noqon doona xildhibaanada dawlada federaalka soomaaliya inay ka yimaadaan beelaha kala ah Yaxye, Qayaad Iyo Xassan Ugaas.


Garaad Saleebaan Buraale oo ka hadlay Kulanka ayaa wuxuu sheegay in Laba Beelood kamid ah Baha-Nugaaleed oo Xilkaasi Xildhibaanimo hada ku Fadhiya ay diideen Shirka, Sidaasna ay ku Maqan yihiin, Wuxuuna sheegay Sababta keentay in Hada Beelahan la siiyo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada