daajis.com:- Howl galo lagu qaarajinaayo laguna gubaayo xayaawaanka eeyga ayaa haatan kasocota magaalada boorame ee somaliland waxaana halkaas lagu dilay in kabadan 300 eey.
Howl galkaan ay si wada jir ah u fulinayaan maamulka iyo xildhibaanada degaanka ayaa lagu fuliyay eeyaha magaalada waxaana marka hore sun loogu daray hilibka kadibna god weyn lagu wada gubay.
Howl galkan oo nuuciisa aan lagu arag gudaha dalka soomaaliya ayaa siweyn haatan looga hadal hayaa degaanada somaliland waxaana arintaasi siyaabo kale duwan oga hadlay shacabka magaalada boorame.
Arintaan ayaa siweyn looga yaabay waxaana maamulka sheegeyn in howl galkaan socon doono ilamaa laga soo ciribtiri doono eeyaha kusugan magaalada boorame shacabkana ku gacan siiyaan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 05:30 and have
