daajis.com:- Prof: Cabdi Ismaaciil Samatar oo Waraysi Siiyey Tv-ga Somali Cable ayaa wuxuu uga hadlay xaalada Soomaaliya ay gashay Hada iyo Arimaha Doorashooyinka, Sidoo kalana Wuxuu ka hadlay halka ay ku danbayn doonto Dacwada Badda, iyo Waxa la gudboon Bulshada Soomaaliyeed.
Prof: Cabdi samatar ayaa wuxuu sheegay Hadii 10-sano hadii la helo Dawlad wanaagsan inay dhaafi karto Wadamada dhinayada ka xiga, Balse Wuxuu taasi Badalkeeda dhaliil xoogan u jeediyey Dawlada Hada Jirta oo uu ku Sifeeyay Bisad Loo dhiibay Jiir. “Doorasho ma dhacayso, ee Xulasho ayaa dhacaysa, Waa Bisad Loo dhiibay Jiir, way Cunaysaa, Laakiin waa in Bisada meesha laga Qaado” Ayuu yidhi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at