MUUQAAL: Musharax jibriil ibraahin oo Garoowe yimid, oo Soo Dhoweyn Kala kulmay Reer P.land iyo Ciyaartii

MUUQAAL: Musharax jibriil ibraahin oo Garoowe yimid, oo Soo Dhoweyn Kala kulmay Reer P.land iyo Ciyaartii

daajis.com:- Waxaa magaalada Garoowe si diiran loogu soo dhaweeyay Jibriil Ibraahim Cabdule oo ah musharax u tartamaya doorashadda Madaxweynaha Soomaaliya ee 2016 oo ka soo kicitimay Magaaladda Muqdisho.


Waxaana garoonka diyaaradaha ee Konooko ee Garoowe, ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar.

Cabdullaahi Faroweyne, Xildhibaano ka tirsan gollaha wakiiladda ee Puntland, siyaasiyiin, Haweenka, dhalinyaradda iyo qaar ka mid ah dadweynaha Caasimadda Garoowe oo ku labisnaa calanka iyo astaanta qaranka Soomaaliyeed.
Musharax Jibriil ayaa ka mahadceliyay habka iyo hannaanka ee shacabka caasimadu ay u soo dhaweeyeen, Wuxuuna Halkaawsi ku Ciyaaray Qaar kamid ah Ciyaaraha Hidaha iyo Dhaqanka ay Soomaalid u leedahay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada