VIDEO:-Markab Turkiga Usoo Diray Puntland & Xaalada oo Isbadeshay

VIDEO:-Markab Turkiga Usoo Diray Puntland & Xaalada oo Isbadeshay

daajis.com:- Markab Shixnad Gar gaar ah ku raran yihiin ayaa kusoo xirtay Dekada Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland.

Waxa Markabka Saaran Deeq Mucaawimo ka badan seddex Kun Tan oo Raashin ah si loogu qeybiyo dadka la sheegay inay Macluusha iyo Abaarta saameysay.


Markabkaan waxa soo diray Walaalaha Turkiga oo lagu yaqaano caawimaada Shacabka Soomaaliyeed iyadoo aysan aheyn markii uGu horeysay oo Markab Mucaawimo sida ay usoo diraan Soomaaliya.

C/risaaq Burgal Xaaji Xasan oo ah Wakiilka Markabkaan loo soo wakiishay ayaa sheegay in dadka danta yar loogu talo galay Mucaawimada lasoo gaarsiiyey Dekada Boosaaso.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada