daajis.com:- Seddex kamid ah maamul goboleedyada hoos yimaada dowlada federaalka Soomaaliya ayaa dib loogu celiyay xubnaha aqalka sare u matalaya maamulada oo maalin ka hor ay soo gudbiyeen.
War qoraal ah oo kasoo baxay gudiga doorashooyinka dadban ee dalka ayaa waxay ku sheegeen in maamul goboleedyada Galmudug, Puntland iyo Jubbaland aysan kusoo dirin xubnaha ay soo gudbiyeen doorkii haweenka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 21:27 and have
