daajis.com:- Mascuud Cali Shiekh, 27 jir ah ayaa waxaa soo gaaray dhaawac culus oo u badan dhanka madaxa , waxaana lagu dabiibaayaa isbitaal ku yaalla Jaziirada Manus .
Dadka kunool Jaziiradaasi ayaa si weyn uga carooday dhaawaca loo geystay muwaadin Soomaaliyeed ee ka shaqeyn jiray hay’ad Samafal oo u adeegta dadka Naafadaha ah ee dalkaasi.
Mascuud Cali Shiekh ayaa dalkaasi tagay 2013 , waxaana bulshada ay ku taqaana nin caawiya dadka naafada ah .
Kooxda dhalinyarada ah ayaa muwaadinka Soomaaliyeed la dhacay dhagaxaan waa weyn kuwaa soo soo gaarsiiyay dhaawaca.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 17:30 and have

