MUUQAAL: Faarax Macalin oo sharaxay Qaabka Lagu Xaliyey dagaal dhexmaray Wasiir ka tirsan Xukuumada Soomaliya

MUUQAAL: Faarax Macalin oo sharaxay Qaabka Lagu Xaliyey dagaal dhexmaray Wasiir ka tirsan Xukuumada Soomaliya

daajis.com:- Gudoomiye ku xigeenkii Hore ee Barlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa ka Warbixiyey Sida Lagu Xaliyey dagaalkii dhexmaray Isaga iyo Wasiir Geelle Jaamac oo ka tirsan Xukuumada Soomaaliya.


Faarax ayaa sheegay inay Arintaasi hada si wanaagsan ku dhameeyeen Odayaasha dhaqanka ee Beesha, Wuxuuna sheegay inuu dhowaynayo Go’aanka ay qaateen, ee Lagu Heshiisiyey Labada dhinac.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada