Liiska Xubnaha Galmudug uga mid noqonaya aqalka sare oo dhameystiran

Liiska Xubnaha Galmudug uga mid noqonaya aqalka sare oo dhameystiran

daajis.com:- Maamulka Galmudug ayaa noqday maamulkii ugu horeeyay ee soo gudbiya xubnaha uga mid noqonaya aqalka sare ee Baarlamanka soo socda.

Baarlamanka maamulka Galmudug ayaa goor dhow soo gebagebeeyey doorashada xubnaha ku tartamayey sideeda xubnood ee maamulkaas uga mid noqonaya aqalka sare.

Sideeda xubnood ee u soo baxay xubnaha aqalka sare ee Galmudug ayaa kala ah:-

1-Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) Habar Gidir-Saleemaan.

2-Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid). Habar Gidir-Sacad

3-Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhag Dheer) Murusade -sabti

4-Yuusuf Geelle Ugaas. (Ugaas dhagey) Duduble

5-Zamzam Daahir Maxamuud -Abgaal -Waceysle

6-C/waaxid Cilmi Goonjeex Daarood -Mareexaan

7-Jawaahir Axmed Cilmi .Habar Gidir- Ceyr

8-Abuukar Axmed Xaashi. Dir -Surre

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada