MUUQAAL: Galmudug oo ka hadashay DAGAALKA Gaalkacyo Iyo Dhowaaqa HUBKA CULUS ee la isku adeegsanayo

MUUQAAL: Galmudug oo ka hadashay DAGAALKA Gaalkacyo Iyo Dhowaaqa HUBKA CULUS ee la isku adeegsanayo

daajis.com:- Duqa Dagmada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug Xirsi Yuusuf Bare oo goor dhowayd warbaahinta kula hadlay ayaa waxaa uu sheegay in maamulka puntland uu weerar ku soo qaaday dhul laga isku haystay ee ku yaalay galbeedka Magalada Gaalkacyo, Sidaasna uu dagaalka Ku Bilowday.


Xirsi Yuusuf ayaa waxaa sheegay in uu jiro qasaaro isku jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay dagaalka, Wuxuuna shacabka Gaalkacyo ugu baaqay in ay is dajiyaan, Iyadoo Rasaas Xoogan ay dushiisa ka dhacayso, Lana Maqlayo dhowaaqa Hubka Culus.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada