daajis.com:- Itoobiya ayaa ku eedeysay Masar iyo Eritrea inay qayb ka qaateen rabshadihii ka dhacay waddanka, oo lagu soo rogay xaalad degdeg ah Axadii.
Wasiirka warfaafinta Getachew Reda, ayaa sheegay in dad shisheeye ay hubaynayaan, tababarayaan ayna lacag siinayaan kooxaha mucaaradka, inkastoo aysan si rasmi ah uga haysan taageero dowladahooda.
Kooxaha xuquuqda bini’aadanka ayaa sheegay in boqolaal qof ay ku dhinteen mudaaharaadyo socday bilo oo looga soo horjeeday dowladda.
Kooxo ka tirsan Oromo iyo Amhara oo samayanaya mudaaharaadka ayaa sheegay inaysan qayb ku lahayn siyaadada iyo dhaqaalaha.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA OROMADA OO HUB HESHAY
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 02:00 and have
