Daawo: Soomaalida Dhoofka Sugaysay ee ku sugan Kenya iyo Saamayn uu ku Yeeshay Go’aankii Madaxwayne TRUMP

Daawo: Soomaalida Dhoofka Sugaysay ee ku sugan Kenya iyo Saamayn uu ku Yeeshay Go’aankii Madaxwayne TRUMP

daajis.com:- Go’aankii kasoo baxay Madaxwaynaha Cusub ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa Wuxuu Noqday midka ugu hadal haynta badan, Iyadoona dadka uu saameeyay ay qab tahay Soomaalidu.


Hadbaa Soomaali Wakhti badan geliyey Rajada Dhoofka, Islamarkaana Sugayey inay Xiligan aadaan dalka Maraykanka, Iyagoo ku sugan dalka Kenya ayaa ka hadlay Sida Xaalkoodu yahay iyo Saamaynta uu Go’aankaasi ku yeeshay.

‘Sharcigu marka hadda saameyn culus buu aniga igu yeeshay; waayo rajo intaasoo sano aan sugayay bay ahayd.’ Qaar kamid ah qoxootiga Soomaaliyeed ee uu saameeyay go’aanka Trump.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada