daajis.com:- Asli Xasan Cabaade (Calan sida) oo ah gabadhii ugu horeysay ee Soomaaliya Ka noqota duuliye diyaaradaha dagaalka ayaa fariin muuqaal ah u dirtay Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.
Asli ayaa waxay ugu Baaqday inay Xildhibaanadu Badbaadiyaan dalka Soomaaliya, Islamarkaana ay Codkooda Siiyaan Musharax Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at