Daawo Warbaahinta Kenya oo baahisay Muuqaal Si Qarsoodi ah Looga duubay Faarax Macalin iyo Waxa uu ka Hadlay

Daawo Warbaahinta Kenya oo baahisay Muuqaal Si Qarsoodi ah Looga duubay Faarax Macalin iyo Waxa uu ka Hadlay

daajis.com:- Guddoomiye ku-xigeenkii Hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa hadal dheer oo si qarsoodi ah looga duubey waxaa uuku sheegay arrimo badan oo gobolka Waqooyi beri iyo Soomaaliya ah ku saabsan, Sidoo kalana Warbaahinta Kenya ayaa ku Xidhiidhisay Muuqaalo kale oo horey looga duubay Faarax Macalin.


Faarax Macallim oo hadlaya waxaa sheegayaa in Kenya aaney u gelin Soomaaliya wax aan ka aheyn in ay ka leedahay dano gaar ah iyo kheyraadka dalkaasi ee dabiiciga ah, Wuxuuna sidoo kale ka hadlayaa Qorshaha la doonayo in Soomaaliya Meesha looga saaro.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada