Akhriso Jadwalka ay Khudbadaha ku jeedin doonaan Musharaxiinta oo la shaaciyay

Akhriso Jadwalka ay Khudbadaha ku jeedin doonaan Musharaxiinta oo la shaaciyay

daajis.com:- Muqdisho - Guddiga Doorashada heer Madaxweyne ee Dowlada Federaalka Somalia ayaa goordhow shaaciyay Jadwalka ay Khudbadaha ku jeedin doonaan Musharaxiinta Madaxweynima doonka ah.

Guddiga ayaa sheegay in Jadwalka Khudbadaha uu noqon doono midka ay ku kala horeyn doonaan Musharaxiinta.

Guddiga ayaa sheegay in Jadwalka Khudbadaha uu ka turjumaayo sida Habsamida leh ay ku socto doorashada Madaxweynaha, waxa ayna ballanqaaden inaan la baalmari doonin Jadwalka.

Halkaan Hoose ka Daawo

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada