daajis.com:- Somaliland ayaa ku dhawaaqday amar lagu mamnuucayo ku safarka baasaboorka Soomaaliya ee ay ku qorantahay inuu ka soo baxay magaalo ama goob ka mid ah dhulkeeda.
Wasaaradaha arrimaha gudaha iyo duulista hawada oo ay wehliyaan ciidanka socdaalka,
ayaa amar ku siiyay sharikadaha diyaaradaha iyo wakaaladaha la xiriira in aanay tigid u jari karin qof kasta oo ku safraya baasaboorka noocaasi ah.
Faah-faahinta amarradaasi cusub ayaa weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige wuxuu ka wareystay taliyaha ciidanka socdaalka Somaliland,
riix halkaanJen. Maxamed Cismaan Caalin Dayib.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 17:00 and have
