Soomaali ku nool Malaysia iyo Indonesia oo uu saameeyay amarka Trump

Soomaali ku nool Malaysia iyo Indonesia oo uu saameeyay amarka Trump

daajis.com:- Qaxooti badan oo Soomaali ah oo sugayay in ay dib u dejin ka helaan dalka Maraykanka, ayaa waxaa saameeyay amarka madaxweyne Trump uu si kumeelgaar ah ugu hakiyay qaadashada dadkaasi dhibaataysan.
Waxaa qaxootigaasi ka mid ah kuwo sugayay in ay u dhoofaan Maraykanka, oo xataa xir-xirtay boorsooyinkoodii safarka.

Saynab Maxamed Sheekh Axmed waa hooyo Soomaaliyeed oo ku nool dalka Malaysia, xilligan la joogana ku haminaysay in ay nolal cusub ka bilowdo Maraykanka.




Waxa ay weriyaha BBC Ciise Xaaji Cabdulle uga warrantay qaabka looga joojiyay duulimaadkii ay ku tegi lahayd Maraykanka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada