Daawo Muuqaal :Farmaajo oo noqday Shaqsiyaadka ugu Shacbiyada badan Caalamka iyo Al Jazeera oo soo bandhigtay

Daawo Muuqaal :Farmaajo oo noqday Shaqsiyaadka ugu Shacbiyada badan Caalamka iyo Al Jazeera oo soo bandhigtay

daajis.com:-  Tv-ga caalamiga ah ee Al Jazeera TV ayaa soo bandhigay warbixin uu ka diyaariyay Madaxweynaha dalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo kaas oo noqday Shaqsi aad u shacbiyad badan Dal & Dibadba .

Al Jazeera Tv ayaa Madaxweyne Farmaajo waxa uu bar bar dhigay madaxda Caalamka kuwooda loogu jeclaa uguna shacbiyada badnaa . Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Taageero buuxdo waxa uu ka heestaa dhamaan bulsho weynta Soomaaliyeed in kastoo howl adag ay sugeeyso

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada