Madaxweynaha Hirshabeele oo Maanta ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirada (Akhrisso Magacyada)

Madaxweynaha Hirshabeele oo Maanta ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirada (Akhrisso Magacyada)

daajis.com:- Madaxweynaha Hirshabelle mudane, Cali C/laahi Cosoble ayaa maanta soo saaray liiska magacyada xubnaha ka midka noqondoona Golihiisa Wasiirada.

Madaxweynaha oo maalintii Shalay gaaray Magaalada Jowhar, ayaa wuxuu maanta magacaabay 23 Wasiir, 17 Wasiiro Ku Xigeeno iyo 6 Wasiiru Dowlayaal ah.



Agaasimaha Madaxtooyada Hirshabelle, C/qaadir Cabdulle Xooshow ayaa Saxaafadda u akhriyay magacyada liis ay ku qoran yihiin Golaha Wasiirada, ee Madaxweynaha Hirshabelle uu soo magacabay.
Madaxweyne Hirshabeele ayaa horey u codsaday in muddo loogu daro waqtiga uu ku soo xulanayo golahiisa wasiiradda.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada