Daawo:- Safiiradda dalalka afrika ee wadanka Pakistaan ayaa u hambalyey Madaxweyne Farmaajo

Daawo:- Safiiradda dalalka afrika ee wadanka Pakistaan ayaa u hambalyey Madaxweyne Farmaajo

daajis.com:- Safiiradda Soomaaliya u fadhisa dalka Pakistaan ayaa kulan casho ah u sameeysay Safiirada dalalka Afrika u fadhiya wadankaasi Pakistaan , kulankan cashada ah ayaa ah mid bille ah oo ay bil walbo yeeshaan Safiirada Wadamada Afrika u fadhiya dalka Pakistaan.

Safiiradda ayaa kulankooda uga hadlay sidii loo adkeyn lahaa iskaashiga ka dhaxeeyo wadamada Afrika ayagoona isla gartay in ay lama huraan tahay in ay si buuxdo isu garab qabtaan wadamada Afrika.
Sidoo kale waxa ay Hambalyo usoo direen madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada