Daawo Muuqaal :Shaqo la qabto tan Aduun & Aakhiraba ugu wanaagsan iyo Shaqaale fir fircoon oo aad ugu faraxsan!

Daawo Muuqaal :Shaqo la qabto tan Aduun & Aakhiraba ugu wanaagsan iyo Shaqaale fir fircoon oo aad ugu faraxsan!

daajis.com:- Shaqaale ka soo kala jeeda wadamo badan oo Muslimiin ah ayaa waxa ay ku faraxsan yihiin Shaqo la qabto tan Dunida ugu wanaagsan maalinta Aakhirana ugu ajar badan .

Shaqaalahaan ayaa Isbuuc kaste nadiifiya Masjidka Barakeysan ee Xaramka halkaas oo uu ku duugan yahay Nabigeena Muxamad SCW . Qaar ka mid ah Shaqaalahaan hufan ayaa waxa ay sheegeen in Lacag la siiyo ay kaga qiimo badan tahay Nadaafada Masjidka Xaramka maadaama ay Aduun iyo Aakhiraba Rabi ugu dhawaanayaan .

Qalab casri ah ayaa la siiyay Shaqaalahaan duceeysan waxaana qof kaste oo soo gala Masjidka Xaramka ka hor imaaneysa caraf iyo udgoon maadaama dhanka Nadaafada aad looga shaqeeyo Isbuuc walba .

Daawo Muuqaal Shaqo la qabto tan Aduun & Aakhiraba ugu wanaagsan iyo Shaqaale fir fircoon oo aad ugu faraxsan


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada