Daawo: Naxdin Iyo Murugo Hooyo Khadiijo “3-Carruur Ah Ayaa Gaajo iiga Dhimatay Aniga Oo Arkaya”

Daawo: Naxdin Iyo Murugo Hooyo Khadiijo “3-Carruur Ah Ayaa Gaajo iiga Dhimatay Aniga Oo Arkaya”

daajis.com:-  Khadiijo Maxamed waa qof waayeel ah hadda waxay ka mitahay dad badan oo ka soo hayaamay deegaannada ay ka jiraan Abaaraha oo soo gaaray magaalada Muqdisho, waxayna ku jirtaa xero ku taala Degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.

Waxay si dareen leh ay kaga sheekaysay saamaynta ay ku yeelatay Abaaraha ka jira Gobalada Soomaaliya iyo Caruur ay heesay oo Baahi u dhintay iyadoo u jeeda oo aanan waxba u qaban Karin…

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada