daajis.com:- Hooyo Soomaaliyeed oo Asal ahaan kasoo jeedda dalka Turkiga ayaa sanado badan oo ay baadi goob ugu jirtay helitaanka halka ay kasoo askuntay, ay ugu danbeynti u suura gashay ineey dalka Turkiga kula kulanto ehelka iyo qaraabada dhinaca aabaheed oo Turkish aha.
Amina Cusmaan Maxamed Khaliiloglu, Awoowgeed Maxamed Khaliiloglu ayaa ka mid ahaa askarti Imbaraatooriyadii Islaamka ee Cusmaaniyiinta ee Somaliya tagay dhamaadkii qarnigii 19-aad. Iyada iyo aabaheedba waxay ku dhasheen Soomaaliya, Iyadoona sidoo kale dhashay Caruur Soomaaliyeed Hooyadeedna ay kasoo jeedo Soomaaliya.
Hadaba sheekada halka ay kasoo jeeddo Aamina oo taariikhdeedu fidsan tahay ilaa 13 sano iyo Waxay kala Kulantay dhowaan Qoyskeeda oo ay ugu Tagtay dalka Turkiga waxaa inoo haya Haaruun Macruuf.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:30 and have
, Published at