Daawo Video: Caasha Geelle Diiriye oo Soo Bandhigtay waxa Fashilin Doona Madaxwaynaha Cusub ee Farmaajo ?

Daawo Video: Caasha Geelle Diiriye oo Soo Bandhigtay waxa Fashilin Doona Madaxwaynaha Cusub ee Farmaajo ?

daajis.com:- Marwo Caasho Geele oo Xilal kala duwan kasoo qabatay Puntland, ayaa sheegtay in Madaxweyne waliba ee soo mara Somalia uu xilka qabto isagoo farqaha la heysto.


Caasho Geele, waxa ay sheegtay in Dowlad waliba ay fashiliyaan dadka soo doorta oo ay ula jeedo Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia, waxa ayna tilmaantay inaanu dadkaasi ka dhamaan Dowlada ay soo dhisaan.

Caasho Geele, waxa ay tilmaantay in sababta ay u fashilinayaan Madxaweynaha ay soo doortaan ay tahay inay ka waayan ujeedkooda ama ay doonayaan in Madaxweynaha ay u fadhiistaan mus danbeedka, sida ay hadalka u dhigtay.

Iyadoo arrinta fashilinta ka hadleysa ayey tiri “Madaxwaynayaasha waxaa fashiliya dadkii doortay, Soomaali baa doorata Soomaali baana fashilisa, madaxwaynayaasha dadka fashiliya waxaa ugu horeeya dadkii ololaha doorashada la soo galay, sidaas baana uga baqayaa Farmaajo”.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada