War deg deg: Milkiilaha Tv-ga Universal oo lagu soo daayey Amar kasoo baxay Madaxwaynaha Kililka Shanaad

War deg deg: Milkiilaha Tv-ga Universal oo lagu soo daayey Amar kasoo baxay Madaxwaynaha Kililka Shanaad

daajis.com:- Maamulka Somaliland ayaa diiday Codsigii uga Yimid madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, oo ka dalbaday inay soo daayaan Milkiilaha Tv-ga Universal eng. Axmed Abubakar oo lagu xidhay magaalada Hargeisa.

Arinta la yaabka leh ayaa waxay Noqotay kadib markii uu Taleefan usoo diray Madaxwaynaha Kililka Shanaad Cabdi Maxamuud Cumar.

Abuukar Mahdi oo kamid ah Maamulka Tv-ga Universal ayaa ka hadlay Sida ay wax u dhaceen Wuxuu Qoraalkiisa u dhigay Sdan, Isagoona soo raaciyey Sawiro.
“WAXAA AYAAN DARO AH CODSIGII MADAXWEYNE FARMAAJO OO SOMALILAND DIIDAY BALSE 2 SAACADOOD KA HOR WAXAA SI KULUL ULA SOO HADLAY MADAXWEYNAHA KILINKA SOMALIDA ITOBIYA CABDI MAXAMUD . SI DEG DEG AH AYAA ENG AXMED XORIYADISA LOOGU SOO CELIYAY WAXAA LA GEEYAY HOTEL MANSOOR, WAA KUWAA ISAGA IYO SHAQAALAHA TVGA OO SOO BOOQDEEN.
“ENG WUXUU KUSII SOCDAY CALEEMO SAARKA MADAXWEYNE FARMAAJO OO UU CASUUMAD KA HELAY SAAXIIBO HORENA AHAAYEEN. WAXAAN U MAHAD NOQAYAA DADKEYGA SOOMALIYED EE MUUJIYEY SIDEEY UGA XUN YIHIIN XARIGA ENG AXMED.”

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada