Daawo VOA: Dhalinyaro Puntland Dil ay ku Xukuntay, oo Lagu Sameeyay Arin Argagax Badan, si ay dabniga u Qirtaan

Daawo VOA: Dhalinyaro Puntland Dil ay ku Xukuntay, oo Lagu Sameeyay Arin Argagax Badan, si ay dabniga u Qirtaan

daajis.com:- Xaaladda caafimaad ee 7 dhalinyaro ah oo hore xukun dil ah loogu xukumay magaalada Boosaaso ayaa lagu tilmaamay mid aad u liidata ka dib markii qaar ka mid ah jirdil loo gaystay intii ay ku sugnaayeen goobaha dambi baarista.


Nabaddoon C/qaadir Axmed Xarago oo ah afhayeenka odayaasha dhaqanka ee gobolka Bari ayaa la soo xiriiray VOA da ka dib markii uu dhalinyaradaasi xabsiga ku booqday ayaa ka Warbixiyey wixii  uu soo arkay iyo Arin la yaab leh.

“Waxaan kusoo Aragnay Dhalinyaradii Dilka lagu Xukumay,  Arin aad looga Argaggaxo, Waxaa lagu sameeyay Jidhdil aad u badan oo Halis ah, Waxay sheegeen in Dhibaato badan loo gaystay,  Iyadoona si Khasab ah looga meel mariyey  Inay Qirtaan danbiga”.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada