MUUQAAL: Madaxwayne ku xigeenka Khaatumo oo La Hadlay Madaxwayne FARMAAJO Iyo Shacabka Khaatumo

MUUQAAL: Madaxwayne ku xigeenka Khaatumo oo La Hadlay Madaxwayne FARMAAJO Iyo Shacabka Khaatumo

daajis.com:- Madaxwayne ku xigeenaka Maamulka khaatumo Cabdale Maxamuud Haybe Cagolule ayaa Khudbad uu jeediyey wuxuu uga hadlay Xaalada Soomaaliya iyo Arimaha maamulka khaatumo.

Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo ayuu Hanbalyo u diray, Wuxuuna Nasiib daro ku tilmaamay in madaxwaynayaashii ka horeeyay ee DF Somalia ay ku dhiiran waayeen Inay Aqoonsiga ay siiyaaan maamulka khaatumo, Balse Isaga Hadii Soomaalinimada ka muuqata ay dhab ka tahay, Arintaasi ay uga Fadhiyaan.

Geesta kale Wuxuu Hanbalyo u diray madaxwaynihii hore ee Xasan sheekh Siduu xilka u wareejiyey, Wuxuuna sheegay inuu isagu Cabsi wayn ka qayb maamulada dhinacyda ka xiga Khaatumo ee Puntland iyo Somaliland, Balse aanu waxba u diidanayn maamulka khaatumo.

Ugu danbayntii wuxuu Shacabka ugu Baaqay Midnimo iyo Wadajir Taasi oo ah Dariiqa lagu gaadho Guusha “Midnimo ayaynu wax ku noqon karnaa hadii aynu Soomaali nahay, iyo hadaynu Nahay Reer Khaatumo, Danaheena aynu u Midowno, Taasi ayaynu wax ku Noqon karnaa” Ayuu yidhi Cago-lule.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada