Muuqaal:- Warbixin Murugo Badan oo ku Saabsan Qaraxii Muqdisho iyo Khasaaraha ka dhashay oo Kordhay

Muuqaal:- Warbixin Murugo Badan oo ku Saabsan Qaraxii Muqdisho iyo Khasaaraha ka dhashay oo Kordhay

daajis.com:- In kabadan 35 qof ayaa ku dhintay Qarax baabuur oo maanta ka dhacay suuq ku yaalla degamada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Kadib Baabuur waxyaabaha qaraxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay suuq u dhow isgoyska Kaawo-Goday ee degmada Wadajir, dadka dhintay waxay u badan yihiin rayid isugu jira caruur iyo dumar iyo waliba askar dowladda ka tirsan.


Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay weerarka oo ku sheegay inuu caddeyn u yahay sida uu hadalka u dhigay “Bahalnimada al-Shabaab”, Wuxuuna ugu baaqay in shacabka iyo ciidankuba u midoobaan ka hortaga al-Shabaab.


Qaraxan maanta ayaa dhacay, saacaddo yar kadib markii ururka al-Shabaab uu canbaareeyay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahai Farjaamo, iyagoo ku tilmaamay inuu yaha


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada