Soomaalida Magaalada Pritoria ee Dalka South Afrika oo iska Dhiciyay Banaanbaxayaal Doonayay inay Dukaamadooda Boobaan (VIDEO)

Soomaalida Magaalada Pritoria ee Dalka South Afrika oo iska Dhiciyay Banaanbaxayaal Doonayay inay Dukaamadooda Boobaan (VIDEO)

daajis.com:- Waxaa maanta dagaal isaga horyimid Bulshada Soomaalida ah ee ku nool magaalada Pritoria ee dalka Koonfur Afrika iyo dad dalkaasi u dhashay oo doonayay inay boobaan oo bililiqaystaan dukaamada Soomaalida.

Ganacsada Soomaalida ayaa is uruursaday markii ay arkeen dad koonfur Afrikaan ah oo banaanbaxaya, kuwaasi oo ku soo socday goobahooda ganacsiga.



Shacabka tuugada ah ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxa ay caadaysteen inay marka hore bilaabaan banaanbax, kadibna markii ay goobaha ganacsiga gaaraan, banaanbaxooda u roga boob iyo dhac ay u gaystaan dukaamada iyo ganacsiga kale ee ay leeyihiin dadka ajaanibta ah ee ay Soomaalida u badantahay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada