Daawo: Hargeisa oo lagu Qabtay Beer iyo Kelyo Tiro badan oo looga Shakiyey inay yihiin Kuwa Bini-aadamka (Video)

Daawo: Hargeisa oo lagu Qabtay Beer iyo Kelyo Tiro badan oo looga Shakiyey inay yihiin Kuwa Bini-aadamka (Video)

daajis.com:- Iyadoo mudooyinkii ugu dambeeyey ay soo Baxayeen Wararka ku saaabsan  in Hargeysa  ay ku dhex Jiraan ad ka ganacsada xubnaha Bini aadamka ayaa  gudaha Magaalada Hargeysa lagu qabtey Dad sita qaybo ka mid ah waxyaalo looga shakiyey in ay yihiin xubanha Bini aadamka.


Dadkan ayaa waxaa lagu Qabtay  Beer iyo Kalyo aad u badan,  laguna soo gurey Talaagadaha wax qaboojiya taasi oo la qabtey xili laga dajiyey gaadhigii ay saarnaayeen lana saarayay Kaaryoone.

Arintan ayaa ka dhacday  xili  Siilaanyo ku soo laabanayay Magaalada Hargeysa isla markaana ay gabi ahaanba la xidhay wadooyinka, iyada goobta lagu qabtay ay ahayd Wadada cusub ee loo sameyey ciidanka dabdamiska inta u dhaxaysa xarunta ciidanka ilaa iyo Hudheelka loo yaqaan Cali Jirde.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada