MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Siwayn loogu soo dhoweeyay JORDAN, Madaxdii u Badnayd oo la Kulmi doonta

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Siwayn loogu soo dhoweeyay JORDAN, Madaxdii u Badnayd oo la Kulmi doonta

daajis.com:- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Camaan ee dalka Jordan, halkaas oo maanta la filayo in uu ka furmo Shir Madaxeedka Jaamacada Carabta, Waxaana Halkaasi kusoo dhoweeyay masuuliyiin katirsan Dowlada Jordan.


Madaxweyne Farmaajo ayaa khudbad ka jeedin doona Shir Madaxeedka Jaamacada Carabta ee manata furmaya kaa oo looga hadli doono arimo kala duwan, waxaana waxyaabaha looga hadli doono shirkaasi qeyb ka noqon doonta arimaha Soomaaliya gaar ahaan arimaha abaaraha.

Farmaajo ayaa sidoo kale la filayaa in uu dalka Jordan kula kulmo Boqoro iyo Madaxweynayaal ka socda Wadamada Carbata uuna kala hadlo xoojinta xariirka Dowlada Soomaaliya la leeyihiin dowladahaasi iyo sidii gacan loo siin lahaa Dowlada cusub uu Hogaamiyo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada