MUUQAAL: Taliska Booliska Soomaaliyed oo Qaaday Talaabo Farxad leh.

MUUQAAL: Taliska Booliska Soomaaliyed oo Qaaday Talaabo Farxad leh.

daajis.com:- Ciidamada Booliska Soomaaliyeed , ayaa maanta waxa ay raashin u qaybiyeen dadka abaarta ay saameysay ee ku sugan duleedka Magaalada Muqdisho.


Deeqda dadkaasi ay u qaybiyeen ciidamada Booliska, ayaa waxa ay isugu jirtay bariis,,timir, Sonkor saliid,bacaha roobabka, sijaayado Iyo  baasto.

Ciidamada Booliska ee deeqdaasi qeybiyay ayaa waxaa hogaaminayay Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed General Muqtaar Xuseen Afrax.

Dadka ay deeqda Gaarsiiyeen  Ciidanka Booliska ayaa waxa ay gaarayaan labo boqol oo qof.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada