Daawo: Turkida Hilibka Xalaasha ah ku iibiya Yurub oo sharfey calanka Somalia iyo Sida Wanaagsan ee Looga Adeegto

Daawo: Turkida Hilibka Xalaasha ah ku iibiya Yurub oo sharfey calanka Somalia iyo Sida Wanaagsan ee Looga Adeegto

daajis.com:- Inta badan dalalka ku yaala qaarada Yurub gaar ahaan kuwa ay ku badan yihiin Soomaalida ayaa waxaa Dukaamo waa weyn ku leh Turki mudo aad u fog soo gashay Qaarada Yurub kuwaas oo laga iibsado Hilibka Xalaasha ah IWM .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muslimiinta Turkida ah ayaa aad u jecel Soomaalida waxeeyna goobahooda ganacsiga ku dhagsadeen Calanka umada Soomaaliyeed . Shacabka Turkida ayaa inta badan lacagta ay ka tacbaan Yurub waxeey ku dhistaan dalkooda waana dad Wadaniyiin ah .

Hilibka Xalaasha ah , Kaluunka iyo raashinka kale ayaa Soomaalida waxeey ka iibsadaan walaalahooda Turkida , waxeeyna taasi soo da dajisay is dhex galka labada shacab ee ku wada nool wadamo dhoor ah oo ku yaala Qaarada Yurub .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada