Muuqaal: Soo dhowayntii Madaxwayne Farmaajo Loogu Sameeyay Nairobi iyo Qorshaha Safarkiisa oo laga Waramay

Muuqaal: Soo dhowayntii Madaxwayne Farmaajo Loogu Sameeyay Nairobi iyo Qorshaha Safarkiisa oo laga Waramay

daajis.com:- Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaa oo booqasho rasmi ah oo saddex cisho uga bilaabatay.


Inta uu joogo Madaxweyne Farmajo dalka Kenya ayaa lagu wadaa inuu kulan gaar ah la yeesho madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta iyagoo ka wadahadli doono Xidhiidhka labada dal, Sidoo kalana wuxuu ka qayb geli doonaan Shirka IGAD iyo kulamo ku saabsan Arimaha Qaxootiga.

Booqashadan oo ah tii ugu horeysay ee uu Madaxweyne Farmaajo ku tago dalka Kenya tan iyo markii loo dhaariyay madaxtinimada dalka Soomaaliya horaantii bishii hore ayaa waxaa uu ka qeybgalayaa shir loogaga hadlayo arrimaha abaaraha iyo qaxootiga.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada