Dowlada Somaliya oo mamnuucday ururka Al-Saadicun Bil Xaq, kuna sifeysay 7 arrin (Document)

Dowlada Somaliya oo mamnuucday ururka Al-Saadicun Bil Xaq, kuna sifeysay 7 arrin (Document)

daajis.com:- Dowladda Soomaaliya ayaa hanjabad culus usoo dirtay ururka dhawaan looga dhawaaqay Soomaaliya ee Al-Saadicun Bil Xaq.

Wasaaradda diinta iyo owqaafta ayaa soo saarta Warsaxafadeed ka kooban labo beej oo ay kaga hadleyso fikirka kooxdaan , digniin ku socda kooxda iyo dhinacyada taageera, waxayna midaan caddeyn u tahay mowqifka adag oo ay dowladda ka istaagtay ururkaan


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada