Daawo: Dhalinyarada Soomaalida ee Minnesota oo siwayn uga hadlay Dilkii SIRAAJI Iyo Waxii ay isla soo Mareen

Daawo: Dhalinyarada Soomaalida ee Minnesota oo siwayn uga hadlay Dilkii SIRAAJI Iyo Waxii ay isla soo Mareen

daajis.com:- Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa si wayn uga hadlay Geerida ku timid Wasiirkii Howlaha Guud Cabaas Siraaji oo Dhowaan lagu dilay magaalada Muqdisho.


Qaar kamid ah Dhalinyarada oo Wakhti badan oo Noloshooda kamid ah kusoo Wada Qaateen Cabaas Xeryaha Qaxootiga ee Kenya ayaa ka hadlay Waxyaabihii ay ka yaqaaneen, Waxayna Alle uga Baryeen inuu Janadiisa ugu Deeqo, Sidoo kalana waxay Tacsi u direen Waalidiintiisa iyo Eheladiisa, waxayna sheegeen inuu Tusaalle u noqon doono Dhalinyarada Soomaaliyeed.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada